Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:22
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:369
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 17 2008
Xubin ka Tirsanaan jiray Isbeheeysiga la Dagaalanka Argagixisada la Dhaawacay
Written by Ali Moallim   
Sunday, 17 August 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)-Kooxo hubeysan ayaa waxaa ay dhaawac halis ah ugeysteen xubin ka mid ah isbeheysigii la dagaalanka argagixisada  xili uu ku suganaa degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

 

Ciise Cismaan oo xubin ka ahaa isbeheysiga la dagaalanka Argagixisada ee Magaalada Muqdisho ay uga dhawaaqeen hogaamiye kooxeedyadii dagaalka looga itaalka roonaaday ee ay la galeen Maxakamadihii ayaa waxaa kooxo hubeysan ay dhaawac halis ah ugu geyteen xili uu ku sugaan monta Siinay gaar ahaan  meel lagu ciyaarayay Bilyaardi.

 

Sidoo kale kooxaha hubeysan ayaa waxaa ay halkaasi ku dileen labo ka mid ah ilaalada Masuulkaasi.

 

Dhaawaca Ciise Cismaan ayaa waxaa loo qaaday Isbitaalka Keysneey waxaana la sheegay in dhaawaciisa uu ahaa mid aad u liita.

 

Kooxihii dilka iyo dhaawaca halkaasi ka geystay ayaa waxaa ay isaga tageen goobta waxaana qadar daqiiqado halkaasi soo garay Ciidamada Booliiska, kuwaasi oo isku gadaamay.

 

Xaalada wadada isku xirta Isgooysyada Siinaay iyo 4 jardiino ayaa aad u cakiran waxaana uu saameyn ku yeesha weerarkaasi lagu dhaawacay Ciise Cismaan isku socodka dadka iyo Gaadiid ee wadadaasi

 

Ciise Cismaan ayaa waxaa uu horay warbaahinta gudaha uu u sheegay in uu ka baxay isbeheysiga la dagaalanka argagixisada xili isbeheesigaasi dagaal xoogan oo ay la galeen Ciidamadii Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed.

 

 

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >